Deg Deg: Agaasimihii Xarunta dhexe ee Xisbiga Wadani ayuu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomalia.

WADDANI CANDIDATE, ABDIRAHMAN IRRO, CASTING HIS VOTE ON MONDAY. PHOTO: BBC SOMALI

Deg Deg: Agaasimihii Xarunta dhexe ee Xisbiga Wadani ayuu Madaxweyne Farmaajo u magacaabay Gudoomiyaha Maxkamadda Sare ee Soomalia.

Garyaqaab Baashe Yuusuf Axmed oo deegaan ahaan ka soo jeeda Degmada Saylo waxa uu hore u soo noqday Agaasimihii Wasaaradda Shaqada iyo arimaha Bulshada Xukuumadii Madaxweyne Siilaanyo ka hor intii aanu ku biirin Xisbiga waddani.

Dhicitaankii xisbiga wadani isaga oo aan weli iska casilin xilkii uu hayay ayuu ka soo muuqday gudidii dastuurla somalia, ugu danbayna goordhaweyd ayuu madaxweynaha dalka somalia Farmaajo uu xilkan u magacaabay baashe.

Comments

comments

SHARE