Si Toos Ah Uga Daawo Ciyaarta Kamo Dambeysta Champion Liga Ee Liverpool Vs Real Madrid (Live Stream Wargane News)

Si Toos Ah Uga Daawo Ciyaarta Kamo Dambeysta Champion Liga Ee Liverpool Vs Real Madrid (Live Stream Wargane News)

Kooxaha Real Madrid iyo Liverpool ayaa si wayn caawa ugu dagaalamaya koobka tartankiisu heerka kooxaha ugu xiisaha badan yahay ee UEFA Champions league. Zinedine Zidane iyo Jurgen Klopp ayaa soo xushay shaxaha ay u arkaan in ay guul uga keeni karaan kulankan iyada oo labada tababare uu mid kastaaba gaadhay go’aan uu waqti badan ka soo fikiray.

Jurgen Klopp ayaa aaminay shaxda kooxdii uu inta badan xili ciyaareedkan guulaha ku soo gaadhay isaga oo goolka ku soo bilaabay Loris Karius waxaana difaaca dhexe ku wada jira Virgil Van Dijk iyo Dejan Lovern halka difaaca midig uu sidii la filayay ku soo bilawday da’yarka Alexander-Arnold halka Robertson  uu booskiisa difaaca bidix uu ku jiro.

Comments

comments

SHARE