Deg Deg: Madaxweyne Biixi Oo Imika La Hadlay Warbaahinta Somaliland Balse Muxu Ka Yidhi Dagaalka Tuka-Raq + Muuqaal

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi Oo Shir Jaraa’d ku qabtay Qasriga Madaxtooyada Kana hadlay Laba Qodob oo kala ah Duufaantii ku dhufatay Xeebaha Somaliland iyo Dagaalka Tuka-rag ee Ciidamada Somaliland iyo Kuwa maamulka muqdisho ku dhexmaray doraad halkaasi

Comments

comments

SHARE