Deg Deg: Ex Wasiir Cadaani Oo Sheegay Inu Dabada Ka Riixayo Madaxweyne Farmaajo Dagaalka Tuka-Raq + Muuqaal

Deg Deg: Ex Wasiir Cadaani Oo Sheegay Inu Dabada Ka Riixayo Madaxweyne Farmaajo Dagaalka Tuka-Raq + Muuqaal

Wasiirkii hore ee wasaaradda warfaafinta somaliland cismaan saxardiid cadaani oo warbaahinta la hadlay ayaa sheegay in dagaalka tukaraq ee Dhexmaray Somaliland Iyo Putland  Uu Dabada ka riixayso Madaxweynaha Somaliya Mudane Farmajo,wuxuunaIntaasi Ku Daray  in cabdiweli gaas dagaalka ku doonaayo in uu mudada Dorashada ku dheeraysto.

“Cid ay somaliland ka baqayso oo aan ilahay ahayn ma jirto waxaan kula talin lahaa in aan farmaajo arimaha somaliland ku mashquulin ee kuwiisa ka shaqeeyo ninka labaad ee somaliland lagu waddo waa kuwa gaas waddo wuxuuna wadda in doorashada soo socota in aanu ku guulaysanayn wuxuuna doonayaa sidii uu u kordhisan lahaa waxaana la weyn kursiga uu kordhisanaayo oo uu dhiiga u daadinayaa” Ex Wasiir Cadaani.

 

Comments

comments

SHARE