Deg Deg: Xalad Maanta Iyo Jawiga Dagaalada Somaliland Iyo Somalia Balse Maxay Tuka-Raq Ku Sugan Tahay??

Xaalada deeganka Tuko-raq oo ay isku hor fadhiyaan ciidamada Somaliland iyo kuwa Puntland ayaa maanta ah mid degan ka dib markii shalay uu dagaal xoogani dhex maray labada ciidan .

Dadka deegankaasi ku ag dhaw oo shabakada Ilaysnews.com khadka telefoonka kula xidhiidhay u sheegen in aanu ilaa shalay galinkii danbe ilaa maanta aanu wax dagaal ahi jirin , balse ay labada ciidan is hor fadhiyaan wax badana aaney isku jirin

Sidoo kale dadka deeganka ayaa noo sheegay in xili kasta uu dagaal qarxi karo isla markaana labada dhinac-ba ay ciidan xoogan keeneen goobta

Comments

comments

SHARE