War Deg Deg Ah: Wasiirka Gaashan-Dhiga Somaliland Iyo Warfaafinta Oo Imika La Hadlay Warbaahinta Balse Maxay Ka Yidhadeen Dagaalka Tuka-Raq + Muuqaal

War Deg Deg Ah: Wasiirka Gaashan-Dhiga Somaliland Iyo Warfaafinta Oo Imika La Hadlay Warbaahinta Balse Maxay Ka Yidhadeen Dagaalka Tuka-Raq + Muuqaal

Wasiirrada gaashaandhiga iyo warfaafinta Somaliland oo hadda ayaa si wada jir ah shir-jaraayid ayaa ka hadlay xaaladda dagaalaka Tuka-raq waxaanu sheegay in labada dhinacba ay jiraan khasaare ba’an oo ka dhashay dagaalkii saaka dhacay waxaanu xusay in dagaalku uu bilaabmay subaxnimadii hore ee saaka uu se dhammaaday 10:30 subaxnimo waxa uu sheegay in ka ciidan ahaan ay gaadheen guulo la taaban karo.

Comments

comments

SHARE