War Deg Deg Ah: Madaxweyne Muuse Iyo Wefti U Hoggaminayo Oo Imika Ka Baxay Caasimada Hargeysa Iyo UJeedada Socdaalkiisa Iyo Xaga Uu Sii Jeedo

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Muuse Iyo Wefti U Hoggaminayo Oo Imika Ka Baxay Caasimada Hargeysa Iyo UJeedada Socdaalkiisa Iyo Xaga Uu Sii Jeedo

Wafti uu hogaaminaayo madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa goor dhaweyd madaarka Hargeysa kaga dhoofay diyaarada Helicopter ah .

Madaxweynaha ayaa waxaa uu safarkiisan ku tagi doonaa deeganadii ay ku dhufatey duufaantii isla markaana waxaa safarkiisan ku wehelinaya xubno wasiiro ah oo ay ka mid yahiin wasiirka arimaha dibada , wasiirka cadaalada iyo wasiirka Beeraha .

Comments

comments

SHARE