War Deg Deg Ah: Dagaalo Culus Oo Saaka Dib Uga Curtay Degmada Tuka-Raq Iyo Ciidamada Somaliland Iyo Puntland Oo Madax-Isla Galay + Khasaara Ka Dhashay

War Deg Deg Ah: Dagaalo Culus Oo Saaka Dib Uga Curtay Degmada Tuka-Raq Iyo Ciidamada Somaliland Iyo Puntland Oo Madax-Isla Galay + Khasaara Ka Dhashay

Dagaal U Dhexeeya Ciidamada Somaliland Iyo Puntland Oo Saaka Ka Qarxay Deegaanka TUKARAQ,Iyo Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Oo Ka Warbixiyey

Ciidamada Maamulka Puntland Ayaa Saaka Weerar Kusoo Qaaday Qaar Kamida Fadhiisimada Ciidanka Qaranka Somaliland Waxaana Halkaasi Ka Dhacay Dagaal,Iyada Oo Labada Dhinacba Hub Culus Isku Rideen,Ciidamada Somaliland Ayaa Ku Guulaystay Inay Iska Caabiyaan Ciidamada Laga Soo Abaabulay Garoowe,Kuwaas Oo Ku Guul Daraystay Inay Wax Khasaare Ah Soo Gaadhsiiyaan Ciidamada Somaliland,Sida Uu BBCda U Xaqiijiyey Taliyaha Guud Ee Ciidanka Qaranka Somaliland sareeye gaas”Nuux Taani

Saaka Ayay nagu Bilaabeen Dagaal Weerar Daandaansi ah kaas oo aanu awalba Filaynay oo gardarro Qaawan ah BALSE Annagaa Dhamaystirayna Mar hadii ay joogi waayeen Cusbitaalada Ayay Jiifjiifsanayaan Aakhiro

Taliyeyaha Ugu Sareeya Ciidamada Qalabka Sida Ee Melleteriga Dalka Jamhuuriyada Soomaaliland SAREEYE GAAS “NUUX TAANI “

Comments

comments

SHARE