Deg Deg: Maamulka Punland Oo Hada Soo Saaray War Saxafadeed Ka Dhan Ah Dagaalka Jamhuuriyada Somaliland + Nuxurka

Deg Deg: Maamulka Punland Oo Hada Soo Saaray War Saxafadeed Ka Dhan Ah Dagaalka Jamhuuriyada Somaliland + Nuxurka

Dawlada Puntland Oo Goor Dhoweyd Soo Saartay Warsaxadeed Ay Kaga Hadlayso Dagaalka Saaka Ka Dhacay Deegaanka TUKARAQ

Maamulka Puntland Ayaa Ka Hadlay Dagaalkii Ka Dhacay Deegaanka TUKARAQ Isaga Oo Sheegay Inay Ciidamada Somaliland Kusoo Duulee,Dawlada Puntland Ayaa Maalmihii U Danbeeyey Soo Saaraysay Warsaxaafado Badan Oo Is Daba Jooga Kuwaas Oo Ceeb Iyo Canbaar Ku Ah Nadaamka Dawlad Nimo,Waxayna U Muuqata,”Nin Daad Qaaday Xunbo Cuskay

Comments

comments

SHARE