Deg Deg: Ciidamada Somaliland Oo Saaka Galin Horaba Ka Saxuurtay Duleedka Garoowe Iyo Jawiga Garoowe Oo Kacsan

Deg Deg: Ciidamada Somaliland Oo Saaka Galin Horaba Ka Saxuurtay Duleedka Garoowe Iyo Jawiga Garoowe Oo Kacsan

Ciidamada Qaranka Somaliland aya saaka Dagaal Culus Lagu Soo Qaaday Subixii Hora Iyo Oo Jabiyey Ciidamada Maamulka Puntland oo Ka Qabsaday Hob Iyo Ciidamo kale Duwan Iyo Jawiga Maamulka Puntland Oo Xanaf Wareersan

Ciidamada Qaranka Somaliland aya Sida Shabakada Wargane ay Helayso Aya waxa ay Qarka U Saaran Yihiin Gabi Ahanba Caasimada Garoowe 12km Oo Duleedka Garoowe ay Ila Imika Xabadu Ka Socoto

Iyada Oo Khasaara Ba,an Loo Gaystay Maamulka Puntland Oo Dhaawac Badani Hedhayey Cusbitalka Puntland Xaga Aan Wali La Xaqiijin Dhimashada Iyo Dhaawaca

Goor Dhaw Kale Soco Dhimashada Iyo Dhaawaca Labada Dhinacba Wargane News

Comments

comments

SHARE