Deg Deg: Jawiga Saaka Iyo Degmada Tuka-Raq Iyo Ciidamada Puntland Oo Heegan Culus Soo Galay Saaka

Wararka ka imanaya deeganka Tuko-raq ee

gobalka Sool waxaa ay sheegayaan in ay hada degan tahay xaalada deegankaasi ka dib markii saaka ay ciidamada Puntland ay soo rideen rasaas .

Xogaha na soo gaadhaya ayaa sheegaya in ciidamada Somaliland aaney ka jawaabin rasaastaas isla markaana aanu iminka jirin wax dagaal ahi .

 

Sidoo kale xaalada deegankaas ayaa dad goob joogayaal ahi waxaa ay Wargane u sheegen in uu wakhti kasta uu dagaal qarxi karo .

Comments

comments

SHARE