War Deg Deg Ah: Ciidamada Somaliland Oo Kabaha La Dul-Maray Ciidamada Maamulka Puntland Iyo Madaxweyne Biixi Oo Fariin Hanjabad Ah U Diray Maamulka Somaliya

War Deg Deg Ah: Ciidamada Somaliland Oo Kabaha La Dul-Maray Ciidamada Maamulka Puntland Iyo Madaxweyne Biixi Oo Fariin Hanjabad Ah U Diray Maamulka Somaliya

Ciidamada Maamulka Puntland Oo Saaka Jaanis La Gaaday Ciidamada Qaranka Somaliland aya waxa ay Weerar Culus Ku Soo Qaadan Dalka Barakeysan Ee Jsl Ee Xudooda Tuka-Raq Ee Gobalka Sool Oo ay Labada Ciidan Is Hor-Fadhiyaan Mudo Ka Badan Saddex Bilood

Ciidamada Maamulka Puntland Oo Dagaal Ba,an Ku Soo Qaaday Ciidamada Qaranka Jsl Aya waxa ay Ka Faaidaysanayeen Munaasibada 18 May Ee La Soo Qadimay Iyada Oo Ramadaan Ku Beegmatay

Sida Bahda wargane Nagu Soo Gaadhaysa Aya waxa ay sheegayan In ila Imika Dagaal Culusi Ka Socdo Degmada Tuka-Raq Ee Gobalka Sool

Sida Waraka U Madaxweyne Biixi Kaga Dhawaajiyey Waxa ay Sheegayan In Ciidamada Qaranka Jsl Ay Kabaha La Dul-Maran Maamulka Puntland Oo ay Ka Qabtaan Ciidamo Iyo Gaadiidka Dagaalka Ila Imikan Hawsho Socoto

Sido Kale Madaxweyne Muuse aya waxa u Farrin U Diray Maamulka Madaxweyne Farmaajo oo u U Balan Qaaday Hadi ay Joojin Wayeen Dagaalada Inu Bilaabi Doono Dagaal Aan Lagu Kale Joogsan Doonin

Wargane News

Wariye Ahmed

Comments

comments