Hoggamiyaha Ruuxiga Ah Ee Xisbiga Waddani Oo Boqor Buur-Madow Jeelka Ku Booqday

Hogaamiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Xirsi Cali Xaaji Xassan ayaa waxaa uu maanta jeelka weyn ee Hargeysa uu ku soo booqdey Boqor Buurmadow oo ku xidhan isla markaana ku xukuman Shan sanno oo xadhig ah .

Boqor Buurmadow ayaa uga mahad naqay xirsi Booqashada uu ugu yimid isaga oo maalintii shalay aheyd uu Xirsi dalka uu k dib ugu soo laabty

Comments

comments

SHARE