Deg Deg: Khilaaf Culus Oo Soo Kale Dhex Galay Xukuumada Muuse Iyo Xisbiga Waddani Iyo Xuska May Oo La Isku Maan Dhaafay + Muuqaal

Deg Deg: Khilaaf Culus Oo Soo Kale Dhex Galay Xukuumada Muuse Iyo Xisbiga Waddani Iyo Xuska May Oo La Isku Maan Dhaafay + Muuqaal

Xukuumada Somaliland iyo xisbiga Waddani ayaa isku khilaafay xuska maalinta 18may, Xukuumaddu waxay sheegtay in 18may la xusi doono 15may oo Ramadaan awgeed hore loogu soo dhigay.

Xisbiga Waddani waxaa uu sheegay in 18may uu xusayo maalintii xornimada lala soo noqday oo aanu xuseyn maalin dowladu u asteysay.

Waa Markii ugu horeysay ee la isku khilaafo xuska maalinta 18 May isla markaana sidoo kale waa markii ugu horeysay ee wakhtigeeda laga soo horumari mariyo xuska 18 May

Comments

comments

SHARE