War Deg Deg Ah: Ma Dhabaa Inu Wasiir Guri-Barwaaqo U Is Casili Doono Saacadaha Soo Socda + Sumcad Darada Buugi u ku Aflagaadayey Hablaha Ciida-Gale

War Deg Deg Ah: Ma Dhabaa Inu Wasiir Guri-Barwaaqo U Is Casili Doono Saacadaha Soo Socda + Sumcad Darada Buugi u ku Aflagaadayey Hablaha Ciida-Gale

Warar Hada Nagu soo Gaadhayah Xafiiska War Qabadka Ee bahda Ee Shabakada Wargane gaara ahan Xafiiska Dalka Sweden Aya waxa ay Tibaxayan inu wasiirka Warfaafinta Jamhuuriyada Somaliland Cabdiraxmaan Guri-Dhooqaale

Wasiir Guri-Dhooqaale aya waxa la sheegayah Inu Saacadaha Soo Socda Shaacin Doono Inu is Casili Doono Gabi ahanba Xukuumada U Gadhwadeenka ka Yahay Madaxweyne Biixi

iyada oo u Mr Guri Balaaayo isku casili Doono Sumcad Daro Ka Dhalatay sharaf dhaca buuga Lagu Aflagaadyey Hablaha Ciida-Gale

Wasiir Guri-Barwaaqo aya waxa la sheegayah iaaanu Ka Qayb Galin Xaflad iyo maalaha Dadku Isku Arkenba Marki u Qoray Buuga Sooyaal Ee La Soo Badhigay 2011kii oo Dib loo soo Bandhigay Wasiirka aya Xukuumadda Muuse U Soo Jiiday Sumcadaradi ugu weynd Inti u xilka Hayey

Wariye Mo Ahmed Jamac

Laanta Sweden

www.Warganenews.com

 

Comments

comments

SHARE