Ilaa 6 Diyaaradood oo Nooca Dagaalka Ah ayaa lagu arkay iyagoo Joog Hoose Ku Duulaya magaaladda Saylac ee Gobolka Salal. Diyaaradahan ayaa Cabsi Geliyay Dadka Ku Dhaqan Magaaladda Saylac. Waxana daweynuhu sheegeen inay maqlayeen dhawaqa rasaas ay ridayeen diyaaradaahsi.

Comments

comments

SHARE