Somaliland: Mulkiilaha Shirkada Dp-World Oo Cusuumada U Sameeyey Madaxweyne Biixi Iyo Weftigiisa

Gudoomiyaha shirkada DP World Sultan Ahmed bin Sulayem oo hadhimo sharafeed u sameeyey Madaxweynaha Jamhuuriyadda Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi iyo waftigii uu hogaaminayey ee ku sugnaa Imaaraadka Carabta maanta oo jimce ah
Goordhawna naga filo Livestream aanu dinka soo gudbin doono kulan muhiima oo ka dhacaya Dubai iyo dhinacyada uu dhex marayo

Comments

comments

SHARE