Somaliland: Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi Oo Jeedin Doona Khudbadiisi Dastuuriga Aheyd Ee Labada Golah

Mdaxweynaha Somaliland ayaa waxaa uu khubadiisii Dastuuriga aheyd uu ka jeedin doona fadhi wada jir ah oo ay isku iman doonan xildhibaanada labada gole baarlamaan ee Guurtida iyo wakiiladu .

Madaxweynaha ayaa la filayaa in uu khudbadiisan jeedin doono maalinta Arbacada ee Todobaadkan isla markaana ay bishu tahay 14.03.2018

Ilaa hada ma jiro war rasmi ah oo ka soo baxay madaxtooyada Somaliland oo lagu shaaciyey khudbada Dastuuriga ah ee Madaxweynahu jeedin doono balse ilo xog ogaal ah o Ilaysnews.com heshay ayaa sidaas u sheegay .

Khudbadan ayaa waxaa ay noqon doontaa tii ugu horeysay ee madaxweynaha Somaliland ka hor jeediyey labada Gole Baarlamaan , taas oo uu dastuurka Somaliland sheegayo in sanadkiiba ay hal mar ay tahay in madaxweynuhu labada Gole Baarlamaan uu khudbad u jeediyo

Comments

comments

SHARE