Madaxweyne Muuse Biixi ayaa maanta kulan la qaatay guddoomiyeyaasha labada xisbi mucaarid ee UCID iyo WADDANI, Eng. Feysal Cali Waraabe iyo Cabiraxmaan-cirro. kulankan oo qabsoomay aqalka madaxtooyadda ayaa ujeedadiisu ahayd sidii looga wadashaqayn lahaa qadiyada qaranimada Somaliland, isla markaasina meel looga soo wada jeedsan lahaa xaalada difaacida madax-bannaanida dalka.

Waxa kale oo kulankan lagu soo qaday doorashooyinka aqalka wakiillada iyo goleyaasha deegaammada dalka oo sanadka soo socda ee 2019 lagu inay dalka qabsoomaan.

Comments

comments

SHARE