Somalia: Xukuumada Maamulka Muqdisho Oo Go,amo Hal Baacad Lagu Lisay ah Ka Soo Saaray Shirkada Dp-World

Somalia: Xukuumada Maamulka Muqdisho Oo Go,amo Hal Baacad Lagu Lisay ah Ka Soo Saaray Shirkada Dp-World

Baarlamaanka dalka Somaliya oo maanta fadhigii ay yeesheen kaga
Hadley heshiiska dekada Berbera ayaa waxaa ay soo saareen go,aamo arintan ku saabsan .

Go,aamadan ayaa waxaa ka mid ah in guud ahaan dalkii la isku odhan jiray Somaliya laga mamnuucay in ay wax maal galin ah ku sameyso shirkada Imaraadka laga leeyahay ee Dp World

Comments

comments

SHARE