Somaliland: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Muxu Ka Yidhi Nidaamka Xukuumada Muuse Biixi Iyo Heshiiska Dp World

Somaliland: Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble Muxu Ka Yidhi Nidaamka Xukuumada Muuse Biixi Iyo Heshiiska Dp World

Xildhibaan Siciid Cilmi Rooble oo ka mid ah mudanayaasha golaha wakiilada Somaliland isla markaana ka mid ahaa taageerayaashii Kulmiye wakhtigii olalaha doorashada ayaa sheegay in uu saluugsan yahay xukuumada uu soo dhisay madaxweyne Muuse Biixi, Xildhibaanka ayaa sheegay in uu xukuumada Madaxweyne Biixi ka saluugsan yahay dhinaca gobalada Bariga

 

Comments

comments

SHARE