Deg Deg: Ma Dhabaa In Maamul Cusub Lagag Dhawaaqayo Gobalada Sool Iyo Sanaag + Muuqaal

Deg Deg: Ma Dhabaa In Maamul Cusub Lagag Dhawaaqayo Gobalada Sool Iyo Sanaag + Muuqaal

Wasiir kuxigeenkii hore ee wasaaradda deegaanka Axmed Maxamed Nuur Indha Case oo ka soo jeedaa gobolka Sanaag ayaa ka hadlay dhaq-dhaqaayo maamul goboleed loogu yagleelayo gobollo ka tirsan Somaliland, gaar ahaan ool iyo Sanaag waxaana uu sheegay in dhaq-dhaqaaqyadani ay soo xoogaysanayaan

“Dhaq-dhaqaaqyadu way jiraan aad bay u soo xoogsadeen meel walba, Xamar bay ka socdaan oo isimadii ay joogaan oo xagaa Puntland laga kexeeyey, way jiraan niman qurbe-joog ah oo culayska soo saaraya inay ka faa’iidaystaan Sanaag iyo Sool, laakiin siday u muuqato dawladdu il gaar ah bay ku eegaysaa”. ayuu yidhi Axmed Maxamed Nuur oo arrinkaas kala hadlay telefishanka bulsho.

Comments

comments

SHARE