Deg Deg: Marwo Khadra Xaaji Gaydh Oo Ku Gacan Saydhay Xilki Uu Magacaabay Madaxweyne Biixi Iyo Jihow Wareer La Soo Darsay

Deg Deg: Marwo Khadra Xaaji Gaydh Oo Ku Gacan Saydhay Xilki Uu Magacaabay Madaxweyne Biixi Iyo Jihow Wareer La Soo Darsay

Agaasimihii hore ee madaxtooyada Somaliland Marwo Xaaji Gayedh oo dhawaan xilkaasi ka qaadey Madaxweyne Madaxweyne Muuse Biixi isla markaana uu u magacaabey gudoomiye ku xigeenka Haaya’dda dhawrista ayaa goor dhaweyd shaacisay in aaney xilkaasi qaban kareen .

Marwo Khadra Xaaji Geydh ayaa sheegtay in ay hawlaheeda gaarka ah qaban doonto isla markaana ay u mahad celineyso madaxweyne Muuse Biixi

 

Comments

comments

SHARE