Somaliland: Xisbiga KULMIYE oo Si Layaab Leh Uga Hadlay Cidduu Madaxweyne Muuse Biixi Ku Wareejinayo Guddoomiyenimada Xisbiga KULMIYE

Guddoomiyaha Golaha Dhexe ee Xisbiga Muxaafidka ah ee KULMIYE Md. Jaamac Shabeel ayaa si layaab leh uga jawaabay su’aal laga waydiiyey Cidda Madaxweyne Muuse Biixi ku wareejinayo Guddoomiyenimada Xisbiga KULMIYE halka uu si cad u sheegay magaca shakhsiga lagu wareejin lahaa Guddoomiyenimada Xisbiga balse ku sheegay wakhtigan mid aan suurto galayn.

Jaamac Shabeel oo shabakadda Hadhwanaagnews uga warramayay arrintaasi waxa uu yidhi:

Comments

comments

SHARE