Somaliland: Xaaladda Gobollada Abaartu Ku Dhufatay Ee Somaliland

Guddoomiyaha Xafiiska u diyaar-garowga Aafooyinka iyo Kaydka Raashinka ee Somaliland Faysal Cali Sheekh ayaa faahfaahin dheeraad ah ka bixiyey Abaarta ku dhufatay Gobollo ka mid ah Dalka.

Guddoomiye Faysal oo Maanta hor-tagay Guddiga Joogtada ah ee Golaha Guurtida, ayaa sheegay in Abaartu saamaysay Dad iyo duunyo badan, sidaasi darteed loo baahan yahay in gurmad ballaadhan laga galo arrintaasi.

Comments

comments

SHARE