Deg Deg: Xukuumada Madaxweyne Muuse Biixi Oo Xabsiga Dhigtay Agaasime Maamula Telefishan Madaxa Banan Oo Somaliland Ka Hawl Gala

Xukuumada madaxweyne Muuse Biixi ayaa waxaa ay saaka ay xabsiga dhigtay agaasimihi telefishanka caalamiga ah ee Universal qeybtiisa Somaliland Maxamed Caabi Digaale .

Agaasimaha ayaa hada ku xidhan sida shabakada Ilaysnews.com u xaqiijiyeen masuulyiinta telefishankaasi xarunta danbi baadhista Somaliland ee C.I.D-da .

Ilaa hada ma cada sababta loo xidhay masuulkan , kamaney hadal ilaa hada laamaha amaanku sababata loo xidhay agaasimaha telfishanka Universal qeybtiisa Somaliland Maxamed Caabi Digaale.

Comments

comments

SHARE