Somaliland: “Muuse Biixi Ma Ogyahay Shirkada Imaraadka Laga Furay” Sacad Cali

Wasiirka arimaha dibada Somaliland Dr Sacad Cali Shire ayaa waxaa uu markii ugu horeysay uu sheegay in madaxweynaha Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi uu ka war qabo shirkad muran badan dhalisay oo dalka Imaraadka carabta laga furay .

Wasiirka oo wareysi gaar ah siiyey wargeyska Geeska Africa waxaa uu ka digay in arinta shirkadan maalgashi la siyaasadeeyo

Comments

comments

SHARE