Somaliland: “Xildhibaanada Oodweyne Ee La Xidhay Afduub Baan U Arkaa” Cabdiraxmaan Cirro

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani ayaa waxaa uu maanta ka hadley maayar ku xigeenkii magaalada Oodweyne iyo laba xildhibaan ooxukuumada madaxweyne Muuse Biixi xidhay

Gudoomiyah ayaa sheegay in xadhiga xildhibaanadaas uu u arko isla markaana uu u muuqdo mid afduub ah

Comments

comments

SHARE