Wasiirka arrimaha dibadda Somaliland Sacad Cali Shire ayaa ka jawaabay eedihii uu saaka u soo jeediyey guddoomiyaha xisbiga mucaaridka ahi ee WADDANI Dr Cabdiraxmaan Maxamed Cabdillaahiu Cirro, kuwaasoo ku aadanaa sherkadda Somaliland Investment Companyoo wasiir Sacad iyo safiir Baashe ku saxeexan yihiin.

Comments

comments

SHARE