Taliska ciidanka Booliska Somaliland ayaa waxaa ay ka hadleen dil saaka ka dhacay magaalada Hargeysa kaas oo nin lagu magaabo Farxaan Ibraahim Cabdilaahi uu tooray ku dilay Marxuum Caydaruus Xassan Aar Gaas , waxaana ay ciidamada boolisku ay sheegen in ay gacanta ku hayaan gacan ku dhiiglihii

Comments

comments

SHARE