Deg Deg: Murashax Cabdiraxmaan Cirro Oo Baaq U Diray Masuuliyin Ka Tirsan Xukuumadda Muuse Biixi

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxaan Maxamed Cabdilaahi Ciro oo maanta warbaahinta kula hadley xarunta dhexe ee xisbiga Waddani waxaa uu ka hadley arimo door ah oo ay ka mid yahiin shirkad Imaraadka laga furay , arimo ay Madaxweyne Muuse Biixi isla Mel dhigeen iyo xildhibaano ka tirsan golaha deeganka Oodweyne oo xukuumadu xidhay

Gudoomiyaha ahaa waxaa uu ugu horeyn ka hadley shirkad Imaraaadka laga fuay oo maalmahanba dalka laga hadal hayey waxaana uu Gudoomiye Ciro shirkadan ku sifeeyey shirkad lacag lagu uruursanaayo isla markaana waxaa  uu ugu baaqay in ay  in ay casilaan wasiirka arimaha dibada Somaliland iyo safiirka Imaraadka ee Somaliland  maadama oo fadeexadaas weyne ay ku soo baxdey

Comments

comments