War Deg Deg Ah: Ma Dhabaa Inu Muuse Biixi Magacaabi Doono Wasiirka Qasrigga Madaxtooyada Jsl

War Deg Deg Ah: Ma Dhabaa Inu Muuse Biixi Magacaabi Doono Wasiirka Qasrigga Madaxtooyada Jsl

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Hada Soo Gaadhye Xafiiska Wararka Ee Shabakada Wargane aya waxa ay sheegayen inu madaxweyne  muuse biixi magacaabi Doono Wasiirka Qasriga Madaxtooyada Jsl

Iyada oo aan wali warar rasmi ah laga hayan aya Hadana waxa la sheegaye in maalmaha Soo Socda Lagu Dhawaaqi Doono Agaasimaha Cusub Ee Qasrigga Madaxtooyada Iyo Wasiir Cusub Loo Soo Magacaabi Doono Qasriga Madaxtooyada Jsl

Sido kale Sid  ay shabakada Wargane soo Heshay Xogta aya waxa ay sheegayan In Loo Magacaabi Doono Qasrigga Madaxtooyada Wasiirki Hore Ee Arrimaha Dibada Dr maxamed Cabdillahi Cumar Iyo Sido Kale Wasiirki Hore Ee Maaliyada Jsl Md Cabdicasiis M Samaale

Comments

comments