Deg Deg: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hada Iskugu Yeedhay Axsaabta Mucaaridka Ah Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen

Deg Deg: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Hada Iskugu Yeedhay Axsaabta Mucaaridka Ah Iyo Waxyaabaha Ay Ka Wada Hadleen

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu saaka kulan gaar ah u madaxtooyada kula leeyahay gudoomiyahaasha xisbiyada mucaaridka ah ee Waddani iyo UCID , Cabdiraxmaan Ciro iyo Faysal Cali Waraabe .

Ilaa hada ma cada waxyaabaha ay ka wada hadlayaan madaxweynaha iyo gudoomiyaha xisbiyadu mucaaridku lama oga , balse warar ay dhinaca gudoomiyayaasha shabakada Ilaysnews.com ka heshay ayaa sheegaya in ay ka wada hadlayaan arimaha dalka iyo sidii meesha looga saari lahaa xanaftii ay doorashadu reebtay .

Comments

comments

SOURCEIlaysnews.com
SHARE