War Deg Deg Ah: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Imika Safar U Baxaye Iyo Xaga Uu Baxayo

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Muuse Biixi Oo Imika Safar U Baxaye Iyo Xaga Uu Baxayo

Madaxweynaha Qaranka Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi aya safaar Dheer Bixi Doona Maalinta Barito Sida ay Soo Xaqiijisay Bahada Shabakada Wargane News iyo xaga uu sii Jeedo Madaxweyne Biixi

Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland Md Muuse Biixi Cabdi aya bixi Doona Safarkiisi Koweed Ee Dalka Gudihiisa iyo Dhinaca uu bixi Doono

Madaxweyne Muuse Biixi Aya Socdaal Dheer ku Tagi Doona Gobalka Sool Ee Colaado ka Tagaantahay Wakhti Xaadirkan Isaga Oo Maalinta Barito ah Ka Bixi Doona Caasimada Hargeysa Oo Ku Sii Jeeda  Degmada Tuka-Raq Ee Ay Ku Lolamayan Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Ciidamada Maamulka Puntland

Sida aya wararku ku soo Gaadhayan Xafiiska Bahda Wargane aya waxa ay Xaqiijinayan Inay Safarkiisan Ku Wahelin Doona Korneyl Maxamed Kaahin Iyo Kornayl Saleebaan Cali Koore

Isha Ku Hay Bahda Warbaahinta Wargane News Warar Xaqiiq Ku Salaysan

 

 

Comments

comments

SHARE