War Deg Deg Ah: Dagaalo Culus Oo Saaka Lagu Waabriistay Degmada Tuka-Raq Iyo Ciidamada Oo Isku Jarmaaday + Khaasaaraha Ka Dhashay

War Deg Deg Ah: Dagaalo Culus Oo Saaka Lagu Waabriistay Degmada Tuka-Raq Iyo Ciidamada Oo Isku Jarmaaday + Khaasaaraha Ka Dhashay

Warar Lagu Kalsoon Yahay Oo Hada Soo Gaadhayaha Xafiiska Wararka Ee Shabakada Wargane Ee Magaalada Burco waxa la sheegay Inu Saaka Dagaal Culus is Waydaarasadeen Ciidamada Qaranka Somaliland Iyo Maamulka Puntland

Iyada Oo La Sheegay Inay Ciidamada Maamulka Puntland Ay Jarmaad Dheer Ku Soo Guro Galeen Abaaro Salaadi Subax Iyada oo ay Ciidamada Qaranka Somaliland aya Iska Dufaaceen Dagaalka Ay Soo Qaadan Xolifada Maamulka Puntland

Iyada Oo La Sheegay In Dhaawacyo Iyo Dhimasho ka Dhacday Goobtaasi oo aan wali la soo Xaqiijin Sida aya soo Halayso Bahda Warbaahinta Wargane News

Burco Offic

 

 

Comments

comments