Wasaaradda Waxbarashada Somaliland, ayaa soo gebogabaysay Imtixaan la qaadayey Arday ku hadhay Imtixaankii Shahaadiga ahaa ee sannad-dugsiyeedkii 2016-2017, kuwaasi oo mar labaad Imtixaan laga qaaday, ka dib markii Afar bilood loo waday Waxbarasho Kaabis ah.
Gebogabada Imtixaankan shahaadiga ah waxa faahfaahin ka bixiyey Agaasimaha waaxda tayaynta Waxbarashada ee Wasaaradda Waxbarashda iyo Sayniska Aqoonyahan Maxamed Saleebaan Cumar, Guddoomiyaha Xafiiska Imtixaannaadka Qaranka Daa’uud Axmed Faarax iyo Masuul kale.

Comments

comments

SHARE