Macdanaha iyo Faa’iidada ku jirta Diirka Muuska !

Diirka sare uu muuska oo dad badani aanay filaynin in aanay ku jirin wax faa’iido ah oo uu
leeyahay ayaa waxa la xaqiijiiyay in diirkaasi uu leeyahay faa’iidooyin aad u badan.
Diirka Muuska ayaa waxa ku jira Macdano aad u badan oo ay ka mid yihiin Calcium,
Botasium, Magnesium iyo sidoo kale Macdanta birta, dhammaan macdanahaasi ku jira
diirka Muuska ayaa ah kuwa uu jidhkeenu u baahanyahay.
Diirka Muuska ayaa waxa kale oo ku jira Vitamin’s aad u badan waxaana ka mid ah
Vitamin-ka B16 iyo B12.
Sidoo kale diirkaasi ayaa waxa loo adeegsan karaa qurxinta maqaarka sare ee jidhka iyo
nadaafada maqaarka jidhka.

Comments

comments

SHARE