Deg Deg: Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Xoghayaha Dawlada Hoose Si Xun Ula Dhaqmay

Deg Deg: Maayarka Caasimada Hargeysa Oo Xoghayaha Dawlada Hoose Si Xun Ula Dhaqmay

Warar soo gaadhaya xafiiska war qabadka ee shabakada Ilaysnews.com waxaa ay sheegayaan in xafiiskii xoghayaha dawlada Hoose ee Hargeysa uu quful ku jabiyey mayarka Hargeysa , iyada oo shalay xilkii laga qaadey xoghayihii hore isla markaana midcusub loo soo magacaabey.

Sidoo kale Maayarka ayaa waxaa uu amar ku bixiyey in gaadhiga laga dhigo xoghayaha lagana soo wareejiyo ciidankii Ilaalada u ahaa .

Arintan ayaa waxaa ay ku soo beegmaysaa iyada oo aan xilkii aanu xoghayihii hore aanu ku wareejin xoghayaha cusub ee loo soo magacaabey isla markaana waxaa ay u muuqataa ficilada uu maayar Solteco ku dhaqaaqay qaar baa maarsan nidaamka dawlada nimo ee dalka ka jira

Comments

comments

SOURCEilaysnews
SHARE