Somaliland: Gudoomiye Ciro Oo Gurigiisa Ku Booqdey Abwaan Baarleex Oo Xaalad Caafimaad U Jiifa

Gudoomiyaha xisbiga mucaaridka ah ee Waddani Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi Ciro ayaa waxaa uu maanta gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa uu ku booqdey Abwaan Baarlaax oo xaalad caafimaad la jiifa

Gudoomiye Ciro ayaa bulshada Somaliland ugu baaqay in gargaar lala soo gaadho Abwaan Baarleex oo xaaladiisa caafimaad dalka dibadiisa wax lagaga qaban karo

 

 https://youtu.be/y9Bi33K9kvQ

Comments

comments

SHARE