Cajiib: Muuse Biixi Muxu Ka Yidhi Warbaahinta Dalka Somaliland” Wax Jirtaba Maaha Warbaahinta Waxay Doonanbay Iska Qoraan” + Muuqaal

Musharax Muuse Biixi oo la hadlaya Taageerayasha Xisbiga Kulmiy ee Burco

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa waxaa uu dhawaan uu wareysi xasaasi ah uu siiyey Laanta afka Somaliga ee idaacada VOA .

Madaxweyne Muuse Biixi ayaa wareysigan kaga hadley arimo badan oo ay ka mid qaabka xukuumadiisa , sidoo kale waxaa uu madaxweyne Muuse Biix uu si cad u sheegay in dhamaan xeerarkii ay baarlamaanka Somaliland ansixiyeen oo uu ka mid yahay xeerka Boolisku uu sidiisa u fuli doono

Dhinaca kale madaxweyne Muuse Biixi ayaa sheegay in aaney wax sax ah aheyn in Jaraa’idka Somaliland ka soo baxa ay waxay doonan ka qaroon dalka Jabuuti

Comments

comments

SHARE