Deg Deg: Xaalada Gobalka Sanaag Iyo Dagaalka Labada Beelood Iyo Dhaaca Iyo Dhimashada

Deg Deg: Xaalada Gobalka Sanaag Iyo Dagaalka Labada Beelood Iyo Dhaaca Iyo Dhimashada

Idaacada BBC-da ayaa waxaa ay caawa ka hadashey dagaalkii maanta ka dhacay deeganka Darar Weyne ee gobalka Sanaag , waxaana wariyaha idaacadaasi ee magaalada Hargeysa Axmed Siciid Cige waxuu sheegay in dhimashadu ay ka badan tahay 10 qof isla markaana dhaawacu ka badan yahay 20 qof sida ay u xaqiijiyeen badhasaabka gobalka Sanaag Axmed Cabdi Fly iyo wasiir ku xigeenka arimaha gudaha Maxaed Muuse Diiriye

Xukuumada Somaliland ayaa hada u gurmatey dagaalkaasi isla markaana kala dhex gashay labada beelood , waxaana  dadkii ku dhaawacmey dagaalkaas lagu dabiibayaa cisbitaalka magaalada Ceerigaabo

Comments

comments

SHARE