Qiimaha Uu Timaha Ku Xiirtay Amiir Ka Tirsan Boqortooyada Britain Oo Aad Loo Qaadaa Dhigay !

Qiimaha Uu Timaha Ku Xiirtay Amiir Ka Tirsan Boqortooyada Britain Oo Aad Loo Qaadaa Dhigay !

Amiirka ka tirsan Boqortooyada Britain ee Amiir Willaim ayaa waxa uu timaha u xiirtay qaab ay Dadka ku dhaqan Dalkaasi ku tilmaameen inay ku habboon tahay in loogu xiiro ilma yar oo 10 jir ah.

Warbixin lagu baahiyay Wargeyska Mitro oo Wargeyska Himilo ka soo xigtay ayaa waxa lagu xaqiijiyay in xiiristaasi ay kaliftay Amiir Willaim lacag dhan 250,000 oo Dollar.

Warbixintan ayaa sidoo kale waxa lagu sheegay in Amiir Willaim uu had iyo jeer timaha isaga jaro gurigiisa waxaana la filayaa in sababta ku kaliftay inuu lacagta intaa leeg ku xiirto ay tahay isagoo ku qancay adeega ninkii timaha u xiirayay.

Comments

comments

SHARE