Madaxweyne Muuse Biixi ayaa wareysi uu dhawaan magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya uu ku siiyey Telefishanka CGTN Tv waxaa uu kaga hadley qorshayaasha xukuumada , xidhiidhka Itoobiya iyo hawlaha Ictiraaf raadinta

Ugu horeyn madaxweyne Biixi ayaa sheegay in qorshisiiha koowaad uu yahay Amniga iyo xasinoolida dalkiisa iyo guud ahaanba Geeska.

Sidoo kale madaxweyne Biixi ayaa sheegay in dawlada Itoobiya ay tahay dal awood leh dhinacyada dhaqaalaha , ganacsiga iyo Militerga oo ku taala mandaqada Geeeska Africa iska markaana xidhiidhka ka dhaxeeya Somaliland uu sareyn doono

Comments

comments

SHARE