Deg Deg: Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Gen Jidhif Oo Ay Goor Dhaweyd Xabad Ku Qaraxdey + Waa Sidee Xaaladiisa Caafimaad.

Taliyihii Hore Ee Ciidanka Qaranka Somaliland Gen Jidhif Oo Ay Goor Dhaweyd Xabad Ku Qaraxdey + Waa Sidee Xaaladiisa Caafimaad.

Taliyihii hore ee ciidamada qaranka SomalilandGen Maxamed Xassan Cabdilaahi Jidhif ayaa saaka ay xabadi ku qaraxdey isaga oo ku sugan gurigiisa oo ku yaala magaalada Hargeysa.

Gen Gidhif ayaa sida ay noo xaqiijiyeen qaraabadiisu ay xabadu ku qaraxdey isaga oo sifeyna Qori uu haystey , waxaana ay xabadu kaga dhacdey Naaska Hoostiisa .

Xaalada Caafimaad ee Gen Jidhif ayaa hada aad u wanaagsan taas oo ay xabaduna aaney jidhka dhex fadhiisan balse xabadu dhinac ka saniftey.

Comments

comments

SHARE