Suldaanka guud ee beelaha galbeedka magaalada Burco Suldaan Cismaan Suldaan Cali Madar oo dalka dibadiisa ku sugan ayaa waxaa uu ka jawaabey hadalo dhawaan ka yeedhay suldaanka guud ee beelaha galbeedka magaalda Hargeysa oo ku saabsan Jeegtaanta.

Suldaanka guud ayaa waxaa uu carabka ku dhuftey in Somaliland ay noqon doonto dal la wada leeyahay ama ay noqon doonto mid cid gaar ah ay sheegato oo dib looga tashan doono waa sida uu hadalka u dhigaye

 

Comments

comments

SHARE