Jig-Jiga: Madaxweynaha Dawlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo Ku Dhawaaqay In Uu 100 Hablood Oo Beelaha Gabooyaha Ah Uu U Guurin Doono 100 Wiil Oo Soomaalida Kale Ah

Madaxwaynaha DDSI Cabdi Maxamuud Cumar oo sheegay in la samayn doono qorshe lagu yaraynayo tacadiyada beelaha la hayb sooco kaasi oo sheegay in 100 hablood oo ka tirsan beelaha la haybsooco(Gabooyaha) uu u dhisi doono 100 wiil oo ka tirsan soomaalida kale qorshahan ayaa ah mid hoos u dhigay hayb sooco soo jiraynka ah ee lagu hayo beelahaasi Madaxwayne Cabdi Maxamuud Cumar oo arintaasi ka dhawaajiyey ayaa ah Madaxwaynaha kaliya ee ku dhiiraday in uu xaydaabkaasi Jabiyo.

Comments

comments

SHARE