War Deg Deg Ah: Madaxweyne Farmaajo Oo Ciidamo Iyo Diyaaradaha Dagaalka Ku Soo Wareejiyey Maamulka Puntland Iyo Dagaalo Culus Oo Ka Istaadhmi Doona Bariga Somaliland

War Deg Deg Ah: Madaxweyne Farmaajo Oo Ciidamo Iyo Diyaaradaha Dagaalka Ku Soo Wareejiyey Maamulka Puntland Iyo Dagaalo Culus Oo Ka Istaadhmi Doona Bariga Somaliland

madaxweynaha Maamulka Muqdisho Madaxweyne Farmaajo Oo Ciidan Iyo Hub soo Siyey Maamulka Puntland Iyada oo Dagaalo Cusul ay ka Tagan Yihiin oo ay maanta ka sii Bilaabmatay Rasaasto Magaalada Tuka-Raq Ee Maamulka Puntland

Iyada oo u Madaxweyne Farmaajo wali ku sugan Yahay Magaaloyinka ay Maamusho  Maamulka Puntland aya waxa u Taageero siiyey Ciidamada Maamulka Puntland oo soo Siyey Diyaaradaha Dagaalka IYo Ciidamo Cusub Oo Si Khaas ah U Tobabaran

Iyada oo la Filayo Inay Barito Subaxa Dagaal Culusi Ka Bilaabmo Gobalada Bariga Somaliland

Comments

comments

SHARE