War Deg Deg Ah: Maamulka Puntland Oo Weerar Culus Ku Soo Qaadayaha Ciidamada Somaliland +Diyaaradahii Dagaalka Ee Mareykanka Oo Ka Soo Degay Puntland

War Deg Deg Ah: Maamulka Puntland Oo Weerar Culus Ku Soo Qaadayaha Ciidamada Somaliland +Diyaaradahii Dagaalka Ee Mareykanka Oo Ka Soo Degay Puntland

Maamulka Puntland Iyo Ciidamada Qaranka Somaliland Oo Maal-Mihi Ugu Danbeysay Dagaalo culusi Ku Dhex Marayey Magaalada Tuka-Raq oo ay ka Jiran Colaado Culusi

aya Sida ay Shabakada Wargane Helayso Waxa Hada Diyaaradaha Dagaalka Ee Mareykanku Layahay ay ka soo Dagan Oo Ay Dagaaal Culus Lagu Soo Qaadi Doono Xudooda Somaliland

Iyada oo la sheegay inay Weerar Culus u Diyaar Yihiin Ciidamada Maamulka Puntland oo u Garab Siiyey Madaxweyne Farmaajo

Kale Soco Warar Dheerad ah Bahada Shabkada wargane.com

Ofiice Garow

Wariye Mohamed

Comments

comments