Somaliland: “Waxa Aanu Isla Qaaday In Mas’uuliyiinta Dawladu Aanay Ka Hadli Karin Warbaahinta Madaxa-banaan…” Wasiirka Warfaafinta Somaliland

22

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guribarwaaqo) ayaa sheegay in mas’uuliyiinta dawladu ay go’aan ku gaadheen inaanay la hadal warbaahinta madaxa-banaan balse ay la hadli karaan oo kaliya warbaahinta qaranka.

Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guribarwaaqo) ayaa hadalkan ka sheegay mar uu ka xarunta Golaha wakiilada Somaliland oo u joogay in la ansixiyo.
Wasiirka warfaafinta dhaqanka iyo wacyigalinta Md. Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guribarwaaqo) isaga oo arrimahaasi ka hadlaya waxaa uu yidhi ”Waxaanu isla qaaday in masuuliyiinta dawladu aanay ka hadli karin warbaahinta madaxa banaan balse ay ka hadli karraan ta dawlada oo kaliya” Cabdiraxmaan Cabdilaahi Faarax (Guribarwaaqo)

Comments

comments

SHARE