Somaliland: “Madaxweyanaha Muuse Biixi ayaanu ku nidhi jeegaanta baabi, wuxuu nagu yidhi waa tii kursiga isaartay. Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir

“Madaxweyanaha Muuse Biixi ayaanu ku nidhi jeegaanta baabi, wuxuu nagu yidhi waa tii kursiga isaartay. Waa runtaa ayaanu ku nidhi”. Sidaa waxa yidhi Suldaan Maxamed Suldaan Cabdiqaadir oo manta Warbaahinta u waramaayay, isagoo daba jooga hadalkii Suldaan Xasan ee Burco ..

Dee bahasha Jeegaanta haddaba aynu ka hadhno haddii Madaxweynihiiba ku dheganyahay, ileen waxay ahayd inuu Madaxweyne u ahaado kii ka codeeyay Iyo kii u codeeyayba. Cabasho uun lama wadee miyay ka badan yihiin, intayada Jeegaan caasiga ah iyo abtiyaashay Garxajis, Gahayle, Ayuub, Madigaan, Arab Weyne , Waraangali, Ugays labe, Dhulbahantaha ballaadhan, Gabooye, Tumaalaha ilbaxa ah, Ciise iyo Samaroon Iyo inta kale ee aan dhaafay ee Somaliland degta waxaanu samaysanaynaa DANWADAAG.. Dibna cidla u joogi mayno .. Ileen waa la dooray inaynu Sidaa u qaybsano Qaranimaase ka macaanayd…

Comments

comments

SHARE